|
| Guddoomiyaha Hay'ada Dhismaha Jidadka Awdal & Salal ee ASARDA Prof. Xasan Cali Cismaan |
|
| Guddoomiye K/xigeenka Hay'ada ASARDA Xaaji Cabdiqaadir Aadan Nuur |
|
| Saxafiyiinta la shaqeysay ASARDA |
|
|
Guddoomiyaha ASARDA Prof. Xasan Cali |
|
|
Gudd. K/xigeenka C/qaadir Aadan |
|
|
|
WELCOME TO AWDAL & SALEL ROAD DEVELOPMENT ASSOCIATION |
|
|
Wararkii ugu dambeeyay howlaha ay wado ASARDA |
|
|
ASARDA oo Caro-dhig ku bilowday wadada isku xirta Camuud ilaa Dila |
|
|
Shir jaraa'id oo aad uxiisa badan oo ay qabteen, Ururk ASARDA+sawiro |
|
| 30,aug2010(Asarda.org) Maanta ayaa shir jaraa’id waxaa ku qabtay qaarka mid ah Boodhka Ururka Asarda,waxa ayna warbixin ka bixinayeen, halka aywadadii dadwaynuhu u igmadeen ay marayso, iyo wixii ka danbeeyay, dhamaystirkiiwadada wajigeedii hore, ee Saddexdii kiiloomitir. |
|
|
|
|
Gudoomiyaha Ururka Wadaniga ah ASARDA PROF:Xasan Cali Cismaan oo khadka telefoonka kula soo hadlay Warbaahinta ASARDA isaga oo jooga Sacuudig |
|
| 07,August 2010(Asarda.Org) Sida aan la wada socono Gudoomiyaha Asarda ayaa waxaa in dhawaalaba uu ku maqan yahay Cariga Sacuudiga ee Bariga Dhexe,prof:Xasan ayaa ujeedada ugu wayn ee uu u tagay ay ahayd, Hawlahan wadada iyo arimo isaga u gaar ah.
|
|
|
|
|
Daawo muuqaalka wadada ku meel gaadhka ah ee ag mari doonta wadad laamiga ah ee Dilla ilaa Camuud+Sawiro |
|
| 06,Aug,(Asarda.Org) Sida aan la wada socono waxaa dhawaan farta laga qaaday saddexdii kiiloomitir ee ugu horeeyay wadada isku xidhaysa Borama iyo Dilla ee dherekoodu yahay 28 Kiiloomitir, wadadan ayaa waxaa gacanta ku haya Ururka Wadaniga ah ee ASARDA |
|
|
|
|
G/Kuxigeenka shirkada Isgaadhsiinta Telesom ee gobolada Awdal/Salal oo baaq taageero ah u soo jeediyay Ururka ASARDA+Sawir |
|
| 25,July,2010(Asarda.Org)Sida aan la wada socono maanta ayaa waxaa sitoosa loo furay wajigii ugu horeeyay ee saddexda Kiiloomitir ee wadada isku xidhaysa Cammuud ilaa Dilla.
|
|
|
|
|
Warsaxaafadeed ka soo baxay Ururka Asarda oo ay kaga warbixinayaan wajigii hore ee wadada Borama ilaa Dila+Sawiro |
|
| 24,July2010(Asarda.Org)shir saxaafadeed maanta ay soo saareen ururkahorumarinta wadooyinka gobolada Awdal/Salal , ee marka magaceeda la soo gaabiyoloo yaqaano ASARDA.
|
|
|
|
|
Daawo Sawirada Jidka 3KM ee dhistay Asarda. |
|
| Daawo Sawirada Jidka Saddex KM ee ugu horeeya ee Laamiga ah ee dhistay Hay'ada ASARDA |
|
|
|
|
Borama:Daawo furitaankii Saddexdii kiiloomitir ee ugu horeeyay Wadada isku xidhaysa Borama Ilaa Dilla. |
|
| 24,July 2010(Asarda.Org)maanta ayaa si rasmiya loo furay saddexdii kiiloomitir ee ugu horeeyay wadada isku xidhaysa Camuud ilaa dilla, Furitaanka maanta waxaa ka soo qayb galay Boodhka Asarda, farsamoyaqaniinta wadada gacanta ku hayay, iyo shirkadii dhisaysay wadada oo ah, warasame saciid .
|
|
|
|
|
Shirkad Itoobiyaana oo Dhisi Doonta Wadooyinka Dhexmara Borama oo Maanta Kulan la yeelatay Ururka ASARDA +Sawiro |
|
| 22,July,2010(Asarda.Org) Maanta ayaa xafiiska wayn ee ururka horumarinta wadooyinka Gobolada Awdal/Salal ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano ASARDA ayaa waxaa soo booqday shirkada itoobiyaana oo dhisi doonta wadooyinka dhexmara xaafadaha dhexdooda iyaga oo hab casriya adeegsanaya.
|
|
|
|
|
Daawo sawirada shaqada ka socota wadada udhaxysa Camuud ilaa dila wajigii hore ee saddexda kiiloomitir oo ku dhaw dhamaad |
|
| 21,July,2010(Asarda.Org)Sida aan la wada socono waxaa shaqo culusi maalmihii udanbeeyay ka socotay wadadan Isku xidhaysa Borama ilaa Dila wajigeedii hore taas oo dhan Saddex kiiloomitir
|
|
|
|
|
Daawo Muuqaalada maalmihihii udanbeeyay ee wadada Isku xidhi doonta Camuud ilaa Dilla , oo ku dhaw waqti gabo gabo ah. |
|
| 20,July2010(Asarda.Org) Daawo Muuqaalada maalmihihii udanbeeyay ee wadada Isku xidhi doonta Camuud ilaa Dilla , oo ku dhaw waqti gabo gabo ah.
|
|
|
|
|
Qaar ka mid ah Ganacsatada Gobolada Awddal/Salal oo Saldhiga Dhexe ee Degmada Borama Lagu XidhXidhay |
|
| 19,July,2010Saaka aroortii hore ayaa Boodhka Asarda iyo hawlwadeenada gacanta ku haya qaadhaan ururinta wadadu iyo qaar ka mid ah salaadiinta Gobolka Awdal oo uu horkacayo Suldaan C/raxmaan Jaamac Dhawal , waxa ay olole balaadhan ku qaadeen, ganacsatadii ka soo jeeday Goboladan Awdal/Salal ee isku qoray qaadhaankii loo ururinayay wadada isku xidhaysa Cammuud ilaa Dilla. |
|
|
|
|
Guddoomiye K/xigeenka ASARDA oo ka hadlay xafladii Jaamacada Eelo American |
|
|
Ardayda Iskuulka Sh. Cali Jawhar oo lacago u ugu deeqeen howlaha ASARDA |
|
|
Macalimiinta Iskuulka Sh. Cali Jawhar oo lacago u ugu deeqeen howlaha ASARDA |
|
|
Hay'ada ASARDA oo si weyn loogu soo dhaweeyay Iskuulka Sh. Cali Jawhar |
|
|
Gudd. ASARDA Prof. Xasan Cali oo la hadlay Ardayda Iskuulka Sh. Cali Jawhar |
|
|
Guddoomiyaha ASARDA Prof. Xasan Cali oo la kulmay Jaamacada Eelo American |
|
|
Gudd. K/xigeenka ASARDA C/qaadir Aadan oo la hadlay Ardayda Iskuulka Sh. Cali Jawhar |
|
|
Gabar ka timid Muqdisho oo Dahabkeeda ugu deeqday howlaha ASARDA |
|
|
|
Not a member yet? Click here to register.
Forgotten your password? Request a new one here.
|
|
| Gudiga ku mideysan Hay'ada Dhismaha waddooyinka Awdal iyo Salel ee ASARDA |
|
| Qaar kamid ah Salaadiinta gobolada Awdal iyo Salel |
|
| Teleconference ugu weynaa ee Maamulka Hay'ada ASARDA kula hadlo qurba jooga u dhalatay Awdal iyo Salel |
|
| Maxaad ka taqaan Hay'ada ASARDA? |
|
| Wareysi lala yeeshay Guddoomiyaha ASARDA Prof. Xasan Cali Cismaan |
|
|
ASARDA Borama Fundraising Continues |
|
| |